BBC Somali 4.2.2 [free]

описание

App-ka rasmiga ah ee BBC Somali ee AudioNow waxa uu ku siinayaa barnaamijyadii ugu dambeeyay iyo wararka ugu waaweyn.
Waxaad barnaamijyada raadiyaha ku dhegeysan kartaa adigoo isticmaalaya daaraha codka ee bilaashka ah ama adigoo isticmaalaya wicidda teleefoonka (Qiimaha dal walba u yaal
ayaa laga qaadayaa wicitaanka teleefonka. Fadlan ka hubi shirkadaada inta aadan wicin)
- Ka akhriso wararka ugu waaweyn uguna dambeeyay bogga BBC Somali
- Ku dhegeyso barnaamijyada aad ugu jeceshahay idaacadda daaraha codka ee bilaashka ah, ama adeegga wicidda teleefoonka.
- Barnaamijyadii ugu dambeeyay waxaad ka heli kartaa:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali
Haddii aad doorato inay kuu soo dhacdo wargelin, cinwaanka aqoonsiga internet-ka ee xogta aaladdaada iyo goobta aad joogtid waxaa BBC u keydinaysa AudioNow. Adeeggan waxaa
la socda xayeysiin qayb ka ah ah app-ka.
Xog kale oo kuu gaar ah (sida magacaaga ama email-kaaga) lama keydinayo. Xogtan waxaa la keydin karaa oo kaliya haddii ay waafaqsan tahay Sharciga Xuquuq Shaqsiyeedka
AudioNow, oo laga heli karo
http://www.audionow.com/privacy-policy/
Wargelinta waxaa ku jiri kara ogeysiis, codad iyo calaamado. Kuwan waxaad ka beddeli kartaa (Settings notifications). Xogta app-kani uruuriyo ee ay ka mid yihiin cinwaanka
aqoonsiga internet-ka ee aaladdaada iyo goobta aad joogtid, iyagana waxaad ka heli kartaa Settings
The official BBC Somali news AudioNow app offers the latest programmes and news headlines. You can to listen to the radio programmes using the free audio player or by
using the telephone dial-up option (standard geographic charges from landlines and mobiles may apply. Check with your provider before calling).
- Read the latest news headlines from the BBC Somali website
- Listen to your favorite radio programmes free with the audio player, or by using the standard-rate telephone dial-up service
- You can access the most recent editions of:
Idaacadda Subaxnimo
Idaacadda Duhurnimo
Dunida iyo Maanta
Caawa iyo Caalamka
Warka BBC Somali
If you choose to receive push notifications, a unique identifier relating to your device and your location data will be stored by AudioNow on behalf of the BBC to provide
you with the service, allow advertising to be served within the app [and for processing payments].
No other personal data relating to you (such as a username or email address) is processed. Such information will only be processed in line with AudioNow’s Privacy Policy,
available at http://www.audionow.com/privacy-policy/
Notifications may include alerts, sounds and icon badges. These can be reconfigured in Settings (notifications). Details of data this app collects, including the unique
identifier relating to your device and your location data, is also found under Settings

Старые версии

Free Download Скачать на QR-код
  • Имя приложения: BBC Somali
  • категория: Новости и журналы
  • Код: com.audionowdigital.player.bbc
  • В последней версии: 4.2.2
  • требование: 4.1 или выше
  • Размер файла : 33.98 MB
  • время обновления: 2019-01-17